Home Wararka Page 914

Wararka

Baafin:- Gudoomiyihii Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro

0
Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro) ayaa lays waydiinayaa halka ay ku dambaysay siyaasadii hogaamineed ee xisbigaasi. Gudoomiye Cirro oo mudooyinkii ugu...

Shirkadda Dahabshiil Group Oo Si Xooggan U Beenisay Eedaha Aljazeera

0
Shirkadda Dahabshiil Group waxay si xooggan isaga fogaynaysaa eedaymaha been abuurka ah ee laanta Carabiga ee telefishanka Aljazeera naga baahisay. Waxay baahintani xambaarsanayd eedaymo been...

Fanaankii Cabdi tahliil oo Xanuun La Ildaran, dawlada farmajana u Joojin wayday

0
Cabdi Tahliil Warsame wuxuu safka hore kaga jiraa fannaaniinta qiimaha mugga weyn ku dhex leh fanka soomaalida, heesihii uu ku luuqeeyey waxay kaalimaha ugu...

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo...

0
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay...

Wararkii ugu danbeeyay