Home Wararka Page 897

Wararka

Maxkamadda sare ee Maraykanka: “qofka dilka ku xukuman ma dooran karo sida loo dilayo”

0
Maxkamdda sare ee dalka Maraykanka ayaa xukuntay in qofkii dil gaystay ee sugaya in la daldalo aanu xaq u lahayn in loo dilo "qaab...

prof cabdi cali, qofku mar haddii aanu wax soo dilin ama danbi bani’ aadam...

0
Proff Cabdi Cali Jaamac ayaa ka hadlay xiisada u dhaxaysa ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle   Proff Cabdi Cali ayaa qoraal...

Labo Hogaamiye Dawlada Gobaleed oo Diiday Marti qaadka Madaxawynaha dawlada xamar

0
Madaxweynayaasha maamul Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ka soo horjeestay marti qaad ay u sameysay dowladda Soomaaliya ka hor 10-ka bisha April ee sanadkan...

Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inaysan Aqbali Doonin Go’aanka Maxkamadda ICJ Ee Muranka Badda Somaaliya!

0
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inaysan aqbali doonin, islamarkaana ixtiraami doonin go’aan kasta oo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ka gaadho kiiska dhinaca...

Vietnam: Arday samaysay qalab hawada sifeeya

0
Koox arday ah oo u dhashay dalka Vietnam ayaa waxay ikhtiraaceen qalab hawada nadiifiya oo ay ku rakibeen baaskiilladooda, si ay uga raystaan xidhashada...

BBC Facebook oo kashifeysa sirteeda

0
Shirkadda Facebook ayaa dhawaan daahfureysa barnaamij cusub oo sharraxaya sida ay u go'aansato waxyaabaha kasoo muuqda bogagga hore ee dadka isticmaala adeeggooda. Batoon cusub oo...

Wargeys Caalamiya oo soo Bandhigay Cilaaqaad ay Yeelanayaan Somaliland iyo Masar

0
Wargeyska East African Business Week, oo ka soo baxa Uganda ayaa daabacay maanta warbixin uu kaga hadlay Jamhuuriyadda Somaliland oo cilaaqaad siyaasaddeed iyo Ganacsi...

Daawo, wasiir ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo Beeniyay Warqad a xadhiga ganacsade Axmed Geele...

0
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga JSL Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye hore-na u ahaa wasiirkada cadaalada ayaa ka hadlay warqad si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, islamarkaana...

Wararkii ugu danbeeyay