Home Wararka Page 890

Wararka

Xafiiska Maraykanka Ee Muqdisho Oo Soo Bandhigay Sadex Qodobo Oo Ay Ka Wada Hadleen...

0
Xafiiska Maraykanka ee dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan maanta dhexmaray madaxweyaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo safiirka maraykanka ee Soomaaliya. Madaxweynaha somaliland Md...

Shirakada Dahabshiil oo Jabuuti Ka Furtay Bangi Caalimya, oo la Yidhaa East Africa...

0
Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ay weheliyaan raysalwasaaraha dalka iyo marwada kowaad iyo xubno kale oo kamida xukuumadiisa ayaa ka qaybgalay munaasibad...

Taarikhda Ninka Loo Dhiibay Xilka Ee Dalka Suudaan

0
Janaraal Cawad Bin Cawf ayaa loo dhaariyay madaxa sare ee golaha militariga Suudaan kaas oo hoggaamin doono dowladda kumeel gaarka ah labada sanno ee...

Milateriga Suudaan oo war horleh ka soo saaray xaaladda dalkaas

0
Shir jaraa’id ay qabteen militariga Suudaan ayaa waxay kaga hadleen xaalidihii ugu dambeeyay ee xaaladda dalkaasi xilli militariga ay la waregeen xukunka. Madaxa guddiga siyaaasadda...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Mareykanka U Fadhiya Dalka Mareykanka

0
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto. Kulankan...

Somaliland 28 Sannadood Ayay Ku Muujisay Dimuqraadiyad Iyo Xasilooni Siyaasadeed”Prof Buba

0
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa barta uu ku leeyahay twitterka wuxuu ku qoray in Somaliland muddo 28 sannadood ah iyadoo u dhabar adaygtay...

Waa Kuma aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange oo Xiligan Lala Beegsanayo maxkamad ka...

0
Booliska magaalada London ayaa sheegay inay aas-aasaha shabakadda WikiLeaks Julian Assange ku xireen safaaradda Ecuador ee magaaladaas. Booliska ayaa sheegay in lagu xiray amar maxkamadeed...

Dagaalka Ilhaan iyo Trump: Ilhaan Cumar oo ka shaqeyneysa hindise sharciyeed u daneynaya Soomaaliya

0
Ilhan Cumar ayaa lagu wadaa in maalinta Arbacada ah ay aqalka wakiillada ee Koongareeska hor geyso hindise sharciyeed ay ku doonayso inay ku afjarto...

Kali-taliyeyaashii Afrika’ imisaa kasoo hadhay, labada laga takhalusay iminka marka laga reebo

0
Dalalka ku yaalla qaaradda Afrika ayaa kaalin ku filan ka qaatay xukunka kalitalisnimada ee ka jiray caalamka, hase ahaatee sannadihii dambe waxaa muuqatay in...

Wararkii ugu danbeeyay