Hogaamiyaha milatariga ah ee dalka Sudan Janaraal Cabdifatxaax Al Burhaan Ayaa tagaya dalka maraykanka...
Wafdi ka socda dalka Sudan ayaa lagu wadaa inay booqasho ku yimaaddaan Maraykanka.
Ujeedada booqashada wafdigan ayaa lagu shegay inay tahay sidii Maraykanka loogu qancin...
Ciyartooy Kamid aha Xulka Qaranka Xiligii dawladii Siyaad bare oo Isku Bedelay Kuug Ducooyinka...
Muxyaddiin Cambar Khamiis oo ay da'diisu tahay 60-dameeyo wuxuu ahaa ciyaartooy hore oo kooxa badan oo dalka Soomaaliya ka jiray u soo ciyaaray kooxahaasi...
Kiiska dacwada Wariye Cabdimaalik Coldoon Waxa lagu qadi Doonaa Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex
Maxkamada sare ee somaliland ayaa go’aamisay in dacwada ka dhanka ah suxufi Cabdimaali Muuse Coldoon lagu qaado maxkamada gobolka Maroodijeex.
Mubaarig Cabdi oo ah qareenka...
Sucuudiga iyo UAE oo 3 Bilyan oo Doolar ugu Yaboohay Suudaan
Boqortooyada Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa sheegay inay Saddex Bilyan
oo Doolar ugu deeqayaan horumarinta dalka Suudaan, kadib markii dhawaan Millatarigu xukunkii ka tureen Madaxweyne...
Guriga Xasan Albashiir oo Lagasoo saray 130 Milyan oo Doolar,
Guddiga la-dagaallama musuq-maasuqa ee uu sameeyay golaha milateriga Suudaan ayaa sheegay in ciidammada ammaanku ay soo heleen lacago Euros, doollar iyo pound-ka Suudaan isugu...
Dhulgo Ka Ka Dhacay Dalka Colombia, Soomaalidu waxay isku habartaa Dhulku kula Go,
Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurta-galbeed ee Colombia Axaddii, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawacan...






















