Codsi La Xidhiidha Eritrea Oo Madaxweynaha Djibouti U Gudbiyey Dhigiisa Faransiiska
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka codsaday madaxweynaha Faransiiska oo dhawaan booqasho ku yimid gobalka Geeska Afrika inuu Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed u...
Labo gabdhood oo Sacuudiga u dhashay oo qaylo dhaan ay direen looga jawaabay
Labo gabdhood oo u dhashay Sacuudi Carabiya oo horay u dalbaday in la caawiyo kadib markii ay sheegeen in lix bilood ay sharci darro...
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulan Masuuliyiinta Golayaasha Qaranka Kaga...
Reer baanu ahayn danahood ka shiraya arrin dawladdeed maanta may ahayn mid qabiil bay ahayd, maalmaha qaar waanu shirnaa, qaarna waanu cibaadeysanaa, qaarna dawladdaanu...
Sacuudiga oo ka hor-yimid go’aanka Trump ee Golan Heights
Dowladda Sacuudiga ayaa ka hor-timid go’aanka madaxweyne Donald Trump uu Isniintii dhulka Golan Heights ee Syria ugu aqoonsaday dhul ay leedahay Israel.
Sacuudiga ayaa cambaareeyey...
Gudoomiye Ciro Oo Booqdey Caasimada Labaad Ee Dalka Finland Lana Kulmay Madaxda Magaaladaas
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo shalay booqasho ku tegey caasimadda labaad ee dalka Finland ee TURKU, ayaa waxa uu kulamo...
BBC Raysal Wasaare Dal Reer Yurub ah oo Sheegay in Diyaradaha dagalka ee...
Ra'iisulwasaaraha Giriigga ayaa sheegay in isaga oo diyaaraddiisa saaran oo u dabaal dagaya maalinta xoriyadda uu "carqaladayn kala kulmay" diyaaradaha dagaalka ee Turkiga.
Alexis Tsipras...