Home Wararka Page 884

Wararka

Madaxwayne Muuse oo gaadhay caasimada gobolka sool kadibna uga gudbay tukaraq

0
Madaxweynaha Somaliland Mudfane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.   Reer Laacaanood ayaa...

Deg Deg, Safiirkii Etiopia u fadhiyay casimada hargaysa oo Been Abuur ku tilmaamay Wararka...

0
Brig Gen Berhe Tesfay ayaa shaaca ka qaaday inay yihiin cadow kuwa doonaya inay xumaan kala dhexdhigaan xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana caddeeyey...

Ninka Dunida Ugu Xoogga Badan Oo Guursaday Gabadh Mitir Badhkii Ka Gaaban Iyo Sheekhada...

0
Xidigga ciyaarta caanka ah ee ‘Game of thrones’ Hafpor Julius Bjornsson ayaa ku dhawaaqay in uu guursaday gabadh lagu magacaabo Kelsey Henson. Waxa uu...

Madaxwaynaha Uganda oo Kulan Dhalinyaro kaga qaybgalay kampala Sheegay hadal Mujtamaca af sawaaxilga...

0
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale dood iyo muran xooggan oo caalamiya abuuray, laakiin markan mawduuca uu ka hadlay waa mid la...

Maqaal Xasaasiya oo u Warbaahinta Caalamka uu ku Daabacay Wiil u dhalay Madaxweynihii hore...

0
Maqaal Xasaasiya oo u Warbaahinta Caalamka uu ku Daabacay Wiil u dhalay Madaxweynihii hore Somaliland Maxamed X. Ibraahin Cigaal, waxa uu eedo Huwiyey Xukuumadii...

Dhegayso Dood Adag oo Dhexmartay safiir bashe cawil iyo wariye Cabdinuur oo ...

0
Dhegayso Dood Adag oo Dhexmartay safiir bashe cawil iyo wariye Cabdinuur oo Ku sabsan qadiyada Somaliland iyo wadhadaladii ka dhexeeyay dawlada xamar sababah hortaagan  

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo dalka Kusoo Laabtay iyo Labo masuul oo soo Dhaweeyay

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtey kana soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa . Gudoomiyaha...

Wararkii ugu danbeeyay