Home Wararka Page 886

Wararka

Wasiirka Gaashaadhiga Somaliland Iyo Taliya Ciidanka Millatariga Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingriiska...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid) oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Qaranka S/G Nuux Ismaaciil Taani, iyo Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada gaashaandhiga...

Wareysigii dhex-maray jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar iyo Ra’iisul wasaaraha Hindiya

0
Dalka Hindiya ayaa galay jawi doorasho ah, codaynta ayaa bilaabatay 11-kii bishan Abriil , waxaana lagu wadaa inay dhammaato dabayaaqada bisha soo socota. Dadka saameynta...

Madaxweyne Trump oo la kulmay maareeyaha guud ee Twitter

0
Madaxaweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Aqalka Cad kula kulmay Jack Dorsey oo wax ka aasaasay barta ay bulshadu ku xiriirto ee Twitter, si ay...

Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kana Hadley...

0
Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kana Hadley Heshiiskii Shalay Ee Labada Xisbi Iyo Madaxtooyada Cusub

Sida ay ku warramayso Amnesty ugu yaraan 104 ruux ayuu Sacuudigu dil ku fuliyay...

0
Maxbuus Sacuudiga ku xirnaaa ayaa la silac dilay, sida ay ku warrantay warbaahinta qaranka ee Sacuudiga. Ninkan ayaa ka mid ahaa 37 ruux oo Talaadadii...

Waddani Oo Heshiiskii Kulmiye Iyo Ucid Ku Xidhiidhiyey In Dawlada Imaaraadku Gacan Ku Lahayd

0
xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay heshiiska ay xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye ay sheegeen inay ka gaadheen arimo la xidhiidha doorashooyinka somaliland. Gudoomiyaha...

yusuf garaad oo talo ujeediyay madaxawaynaha dawlada xamar

0
Waa mowduuca goobaya sidii loo heli lahaa xal looga xoroobo qaraxyada, weerarrada iyo dakanada u dhexeysa Shabaab iyo Dowladda iyo shacabka oo ku dhammaaday....

Wararkii ugu danbeeyay