Home Wararka Page 885

Wararka

Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada Erteriya Oo Somaliland Yimid

0
Markii ugu horeysay waxaa Somaliland maanta yimid wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed . Waftiga oo ka soo degay garoonka...

Wiil u dhashay dalka Australia oo diiday cunsuriyadda Kadibna markii Nin Senetar ah uu...

0
Wiil u dhashay dalka Australia oo diiday cunsuriyadda siyaasi u dhahshay Australia ayaa mudda gaaban ku soo caan baxay. Wiilkan 17 jirka ah ee lagu...

Afrika: Qaliinnada dhalmada “50 jeer ayay ka halis badan yihiin kuwa dalalka horumaray”

0
Tirada hooyooyinka ku geeriyooda Afrika marka lagu sameeyo qalliinka dhalmada ayaa 50 jeer ka badan kuwa dalalka horumaray, sida lagu sheegay daraasad uu sameeyay...

Wasiir Reer Jabuuti ah oo Cunaqatayn Dhaqaale saaray fanaaniin iyo Qaar uu Soo dhawaystay

0
Wasiirka awqaafta iyo dhaqanka dalka Djibouti Muumin Xasan ayaa si badheedh ah u haysta lacago fanaanada Aamina Afrik uga soo xarooday bandhig faneed ay...

Wararkii ugu danbeeyay