Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada Erteriya Oo Somaliland Yimid

0

Markii ugu horeysay waxaa Somaliland maanta yimid wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed .

Waftiga oo ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa ayaa kulan goor dhaw la qaadan doona Madaxweyne Muuse Biixi .