Gabadh yar oo isku dayday inay laaluushto Ra’iisul wasaaraha New Zealand
Ra'iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa diiday "laaluush" ay gabar yar oo 11 jir ah usoo bandhigtay, kaas oo ay ku dalbaneyso inay...
Waxaan Mareykanka u tagay inaan maxkamad la tiigsado ninkii isku dayay inuu Soomaaliya igu...
Tacaddiyada ka dhanka ah bani'aadannimada ee ka dhacay Soomaaliya intii ay jirtay dowladdii kacaanka ee 21-ka sano uu ka talinayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya...
Toban sano ka dib anigoo xor ah ayaan qoyskayda la afurayaa
Tan iyo intii uu dalka Itoobiya ka dhacay isbaddalka ayaa waxaa soo baxaya sheekooyiin kala duwan oo ku saabsan xaaladihii dalkaas ka jiray.
Sheekooyiinka ugu...
Safiirada Aan La Kulmaayo Cidi Iima Yeedhin Karto , Xadhiga Xildhibaan Dhakool-na Waa Sharci...
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta warbaahinta kula Hadley hoyga uu Hargeysa ka degan yahay ayaa waxaa uu ugu horeyn...
Ilhaan Cumar Oo Soo Bandhigtay Dhibaatooyin Ay Kala Kulantay Madaxweyne Donald Trump
lhaan Cumar ayaa sheegtay in muslimiinta iyo dadka kale ee laga tiro badan yahay ee ku nool Mareykanka aanan la cabsi geli doonin isla...
Deg Deg War, Qarax wayn oo Ka Xamar iyo waxyeelada ilaa iminka la arkay
Qarax wayn ayaa ka dhacay xarunta degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay BBC-da u sheegeen dad goobjoogeyaal ah.
Xaruntan ayaa ku taalla dhabarka...
Deg Deg, Dawlada xamar oo 27 kadib isku day ay samaysay ku fashilantay,
Xalay ayuu wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdilaahi Goodax Barre kaga dhawaaqay telefishanka dawladda, in guud ahaanba la joojiyey imtixaankii dugsiyada sare e e dawladda.
Isagoo joojintaas...
Madaxwayanha Jamhuuriyada Somaliland oo Xalay Booqday Goobihii Khasaaraha uu u gaystay Roobkii Mahiigaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan...
Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliya Iyo...
Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Ben Fender oo uu weheliyo madaxa Xafiiska UK ee Somaliland...






















