Deg Deg War, Qarax wayn oo Ka Xamar iyo waxyeelada ilaa iminka la arkay

0

Qarax wayn ayaa ka dhacay xarunta degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay BBC-da u sheegeen dad goobjoogeyaal ah.

Xaruntan ayaa ku taalla dhabarka madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa jira warar hordhac ah oo sheegaya in uu jiro khasaare nafeed.

Gaari waxyaabaha qarxa loo adeegsaday ayaa loo malaynayaa in qaraxa loo adeegsaday.

Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaas.

Balse ururka Al Shabaab ayaa weeraro noocan ah horay u gaystay