Home Wararka Page 868

Wararka

Gudoomiyaha baanka dhexe oo ugu baqay ganacsatada in aay wax ku iibiyaan qiimaha ...

0
Baanka dhexe ee Somaliland ayaa sheegay inay Ganacsatada ku wacyi-gelinayaan inay wax ku iibiyaan Qiimaha uu Baanku gaadhsiiyey Sarifka lacagta dollarka, kaasi oo ah...

Kornayl Tuke oo qayb ka Aha Xasuuqii Reer Somaliland aya CNN warbixin ka Diyaarisay

0
Telefishinka CNN-ta ee dalka Mareykanka aya barnaamijka THE LEAD ku baahiyay warbixin lagaga hadlayay qofka uu yahay Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer...

Aabe wuxuu igu yiri waxaan u soconnaa dhakhtarka ilkaha, balse dib iiguma soo noqon’

0
Ka dib markii ay geeriyootay hooyadeed ayaa Hayley Kemp waxaa uu aabaheed uga tagay xarunta lagu xannaaneeyo carruurta, wuxuuna markii uu halkaa keenayay uu...

Deg Deg, Isbahaysiga Xoriyada Suudaan oo Sanduleeyay Miltarigii Mayalka Adkaa Heshiis Qasab ahna...

0
Golaha milatariga Sudan iyo hogaamiyaasha ururada rayidka ah ee horkacaya dibadbaxayada dalkaasi ka socda, ayaa xalay ku heshiiyay dowlad ku meel gaar ah oo...

Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, Oo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka...

Shirkadda Facebook oo soo saareyso arrimo saameyn doona Soomaali badan

0
Shirkadda Facebook-ga ayaa ku dhawaaday qorsheyaal ay ku adkeyneyso in shuruucda ku saabsan muuqaalka tooska ah ee laga baahiyo Facebook-ga. Mas'uuliyiinta Shirkadda ayaa sheegay in...

Kenya Oo Malaayiin Doollar Ku Bixisay Muranka Badda Ee Soomaaliya

0
Xilli kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya uu marayo meel xasaasi ah ayaa waxaa soo baxaysa qiimayn lagu samaynayo dhaqaalaha ku baxaya dacwadaasi. Qareennada...

Wararkii ugu danbeeyay