Home Wararka Page 868

Wararka

Boqollaal carruur la askareeyay ah oo la soo furtay

0
Ku dhawaad 900 oo carruur ah oo kooxda Boko Haram ay askaraysay ayaa la soo furtay, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP...

Innaalilaahi wanaa ilayhi raajacuun, Xaaji cabdi waraabe oo Geeriyooday, Wuxuu Caaqil Noqday 1940 kii

0
Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Xaajiga ayaa caan ka ah dhulka Soomaalida, isaga oo lagu yaqaannay ka shaqaynta nabadda iyo...

Wariye BBC-da ka tirsan oo shaqada looga eryay hadal uu ka qoray wiilka cusub...

0
Madaxda BBC-da ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah wariyeyaasha ugu caansan shirkadda oo lagu magacaabo Danny Baker ka dib markii uu bartiisa...

Dawlada Kenya ayaa ka baxday mid ka mid ah heshiisyadii ugu muhiimsanaa ee ay...

0
Dawlada Kenya ayaa ka baxday mid ka mid ah heshiisyadii ugu muhiimsanaa ee ay la gashay dawlada federaalka ah ee soomaaliya. Heshiiskan oo dhigayey in...

“Kursiga Uu Ku Fadhiyo Dhakool Waxa Ku Hoos Jira Lafaha Kuwii U Dhintay Inuu...

0
Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay xildhibaan Dhakool oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland. Siyaasi Cali Guray...

11 Sanadood Ka Dib Laba Kooxood Oo Ingiriis Ah Oo Ku Kulmaya Final-ka Champion...

0
Kooxaha ka dheela horyaalka ingiriiska ee Tottenham iyo Liverpool ayaa iskugu soo hadhay ciyaarta kama dambaysta ee tartanka xiisaha badan ee Champion League. Labadan kooxood...

BBC Caddeymo aan aad looga hadlin oo muujinaya awoodda Al Shabaab ee Muqdisho

0
Inkastoo dowladdii kumeel gaarka ahayd ee madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ay Al Shabaab kala wareegtay gacan ku heynta guud ahaan magaalada Muqdisho sanadkii 2011-ka,...

Wararkii ugu danbeeyay