Home Wararka Page 866

Wararka

Sadex Maamul Goboleed oo Heshiis ku Gaaray Garowe

0
Waxa xalay magaalada garoowe shir ku yeeshay madxda Maamul Goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed kulankas oo la sheegay in uu la xiriiray iskaashi...

Diyaarad taayirro la’aan degtay kadib markii taayiradu u bixi waayeen,

0
Duuliye u dhashay dalka Myanmar ayaa si nabdoon ku dejiyay diyaarad aan lahayn cagaha hore kaddib markii qalabka diyaaradda lagu dejiyo ay cilad ku...

Marakiib ay Leedahay Imaaraadka Carabta oo La Weeraray

0
WASHINGTON. D.C — Dawladda Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in afar markab oo kuwa ganacsiga ah lagu qaaday weerarro lagu waxyeellaynayo maanta meel u dhow...

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo La Afuray Bulshada Muslimka Ee Dalkaasi

0
Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Itoobiya. Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray...

Manchester City oo hanatay Horyaalka Ingiriiska

0
Kooxda Manchester City ayaa galabta ugu dambeyn dib ugu guuleysatay horyaalka Premier League-ga ingiriiska. City ayaa soo afjartay loollankii adkaa ee ay kala kulmeysay kooxda...

Imaam 100 jir ah oo Kaniisad galay

0
maamka ugu sarreeya muslimiinta dalka Ghana ayaa tagay Kaniisad ay ka socotay xafladda dabaaldagga dhalashadiisa. Sheekh Osman Sharubutu waa nin 100 sano jir ah oo...

Proff Samatar Oo Shaacisay Xisbi Soo Laaban Kara Haddii La Furo Ururada Somaliland

0
Prof Ismaaciil Samater ayaa sheegay in ay suurtagal tahay inay soo noqoto xuluufadii Siyaasadda ee gobollada Galbeedka iyo Bariga Somaliland, waxaanu ka sanqadhiyey inay...

Madaxweynaha Kenya oo ”la la’yahay”

0
Shacabka Kenyaanka ayaa sabtidii baraha bulshada ku kulanto ee twitter-ka ku dalbaday jawaabo ku saabsan halka uu ku dambeeyay Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Uhuru ayaanan...

Wararkii ugu danbeeyay