Sadex Maamul Goboleed oo Heshiis ku Gaaray Garowe

0

Waxa xalay magaalada garoowe shir ku yeeshay madxda Maamul Goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed kulankas oo la sheegay in uu la xiriiray iskaashi iyo xiriir cusub oo dhexmara, ka dib markii uu dhawaan burburay kullan ay Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe lahaayeen

Seddexdan Maamul kaasoo marki dambe ay ka soo sareen warmurtiyeed ku aadan todoba qodob oo ay ku heshiiyeen.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeed ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.