Home Wararka Page 857

Wararka

UK Oo Dalbatay In Si Deg Deg Ah Loo Soo Magacaabo Wakiilkii Qaramada Midoobay...

0
Qaramada Midoobay ayaa shanbilood wakhti ku dhaw aan wax wakiil ah usoo magacaabin dalka Somaliya kadib markii Somaliya eriday Wakiilkii qaramada midoobay ufadhiyi jiray...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Wefti Ka Socda Somaliland Iyo Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Kenya...

0
Weftigii ka socday xukuumada iyo xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye ayaa maanta kulan la qaatay raysal wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga. Kulanka oo ka...

Ma Run Baa In Madaxweyne Biixi Socdaal Ku Tagayo Kenya Iyo In Madaxweyne Uhurru...

0
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu socdaal ku tagi doono magaalada Nayrobi ee dalka Kenya.   Sidaas waxa bartiisa twitterka ku qoray Rashiid...

Hargeysa oo mar dambe Xamar looga talinayo Shacabka reer Somaliland dhimasho ayey ka xigaan.”...

0
Hargeysa oo mar dambe Xamar looga talinayo Shacabka reer Somaliland dhimasho ayey ka xigaan.” Sidaas waxa yidhi suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed...

Wiil Darbijiif Ahaa Oo Si Sahlan Ku Helay Malaayiin Doolar

0
Wiil darbijiif ahaa ayaa aad u amaanay taageerada uu ka helay "shabakad u istaagtay caawintiisa " ka dib markii loogu yaboohay deeq waxbarsho o u...

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo weligii ka soo horjeeday Kenya

0
Xilli xaalad xasaasi ah ay ka dhex taagan tahay Kenya iyo Soomaaliya , islamarkaasna ay dadka aragtiyo kala duwan ka qabaan sida ay wax...

Amiirkii boqortooyada Sacuudiga ee ‘faroxumeynta’ kula dhaqaaqay ciyaartoy caan ah

0
Sheekadan qeybteeda ugu muhiimsan waxay ka dhacday hoteel weyn oo ku yaalla magaalada Cannes ee dalka Faransiiska, sanadku markii uu ahaa 1976-kii. Wuxuu ahaa habeen...

Wararkii ugu danbeeyay