Home Wararka Page 852

Wararka

Bankiga Adduunka Oo Lacag Dhigaya Bankiga Somaliland

0
Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland. Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta...

Siyaasiga Reer Britain Ee Nigel Farage Oo UK iyo Caalamkaba Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan...

0
Siyaasiga caanka ah ee Nigel Farage oo u dhashay dalka UK ayaa caalamka ugu baaqay inay aqoonsadaan madax banaanida somaliland.   Siyaasigan oo dhawaan loo doortay...

Ilhaan Cumar oo u ol’oleyneysa Mooshin ka dhan ah Donald Trump

0
Wax cusub ma aha dagaalka xagga afka ee u dhaxeeya Ilhaan Cumar iyo Madaxweyne Donald Trump, balse waxaa hadda muuqata in xaaladdu ay yeelaneyso...

Kenya muranka Soomaaliya kala dhaxeeya waxba nagama galin laakiin annaga yeysan nagu xadgudbin”

0
Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaarto dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya. Soomaalida ku sugan...

Dawlada Kenya Oo Qaaday Talaabo Kale Oo Ay Culays Dublamaasiyadeed Ku Saarayso Soomaaliya

0
Dawlada Kenya ayaa shaacisay talaabo kale oo ka dhan ah Soomaaliya oo ay qaaday.   War ka soo baxay dawlada Kenya ayaa lagu shaaciyey inaanay xukuumada...

Badhasaabka Awdal Oo Muddo Bil Ku Dhow Fakad Kaga Maqan Gobalkiisa!

0
Badhasaabka gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa muddo bil ku siman fakad ku jooga magaalada Hargeysa, isagoo ka soo cararay gobalka Awdal ee uu...

Madaxweyne iyo dalkiisa oo burcad u afduuban

0
Xaflada caleemasaarka madaxweyne Buharii ayaan noqon doonin mid daboosha dhibaatooyinka culus ee uu 76 sano jirkan marki labaad loo doortay inuu noqdo madaxweynaha dalka...

Itoobiya Oo Dal Madax Banaan U Diwaan-Galinsay Jamhuuriyadda Somaliland

0
Dawladda Itoobiya ayaa mar kale soo jiitadatay indhaha Soomaalida ka dib markii Somaliland u diiwaan galisay dal ahaan. Barta rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Ramaax Oo Xilkii Waayay, Waa Saajinkii Odwayne Oo Mijintii Waayay” Cali Guray.

0
Ramaax wuxu I xasuusiyay saajinkii Oodwayne. Shookiga (Saldhigga Bilayska) Odwayne ayaa waxa la idhi waxa haysan jiray saajin bilayska ahaa. Saajinku mijin jaad ah...

Wararkii ugu danbeeyay