Bankiga Adduunka Oo Lacag Dhigaya Bankiga Somaliland

0

Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland.

Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka.