Home Wararka Page 850

Wararka

Kenya ‘oo dabin u dhigtay saraakiisha lacagta dowladda xadda’

0
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay soo daabaceyso lacag cusub oo hor leh sii looga hortaggo musuq maasuqa. Waxay lacagtani cusub muran badan ka...

Norway oo wiil Soomaali ah ku abaalmarisay geesinimadiisa

0
Waxay ahayd xilli dambe oo habeen ah oo hooyo iyo walaallo ay jiifeen. Keligeey ayaa reerka ka soo jeeday, fadhiga Ayaan wax ku akhrisanayay,"...

41 maxbuus dagaal oo somaliland sii daysay oo gaadhay magaalada garooe

0
Diyaarad sidda 14 maxbuus oo laga keenay magaalada Hargeysa ayaa sida qorshaysan duhurnimada maanta ka degaysa garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Maxaabiistaasi  laga...

Trump oo inkiray ‘aflagaaddadii uu u geystay’ gabadha ka tirsan boqortooyada Ingiriiska

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beeniyay inuu "wax laga yaqyaqsado" ku tilmaamay amiiradda Sussex ee ka tirsan boqortooyada Igiriiska, iyadoo xitaa la hayo cajalad...

madaxwaynaha dawlada xamar oo Addis ababa tagay

0
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo & Wafdigiisa ku sugnaa dalka Sacuudiga ayaa ka dagay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha uu ku tagay...

Nin magaca boqortooyada Sacuudiga dadka ku baadi jiray oo xabsi la dhigay

0
Sanada badan ayuu Anthony Gignac ku noolaa nolol boqortooyo oo raaxa leh. Waxa uu soo xirtay dahab qaali ah, waxaa uu raaci jiray diyaarado...

Atoorihii jilay filimkii abid ugu caansanaa dunida oo ‘walwal dartiis’ isbitaal u tagay

0
Atoorihii xiddiga ka ahaa filimkii laga daba dhacay ee la magac baxay Game Of Thrones, Kit Harington ayaa tallaabo u qaaday inuu "tijaabo caafimaad...

Wararkii ugu danbeeyay