Home Wararka Page 844

Wararka

Ilmo tareen ku dhex dhashay oo abaalmarin helay

0
Gabadh ku dhex dhalatay tareen laga leeyahay dalka Ireland ayaa lagu abaalmariyey 25 sano oo ay si bilaash ah ugu safrayso tareenada. Tareenkaas ayaa Talaadadii...

Xidigii Kubada cagta ee sanadkii 1986 Maradona Wel wel Xanuun iyo qaliino La darsay,kana...

0
WASHINGTON. D.C — Diego Maradona ayaa ka tagay kooxda kubadda cagta Dorados de Sinalao ee dalka Mexico sababo dhinaca caafimaadka ah. Qareenkiisa oo lagu magacaabo Matias...

Kenya oo Malaayiin doolar ku bixineysa horumarinta jaadka Mirro

0
Beeraleyda Khaatka ee Kenya ayaa helaya miisaaniyad lacageed oo lagu horumariyo wax soo saarka beerahooda. Dadka leh beeraha khaatka uu ka baxo ayaa ku mideysan...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan Kenya

0
Tan iyo markii uu billowday khilaafka xiriirka la leh muranka xuduudda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa aad...

Guddiga Qandaraasyada Oo Caqabad Ku Noqotay Qorshe Lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah Iyo...

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa sannadkan u qorshaysay inay gacan bir ah ku qabato khiyaamooyinka iyo Qishka ku yimaadda Imtixaanka Shahaadiga ah ee...

Xildhibaankii Dhirbaaxay gabadha Xildhibaanada ah ee kenya oo xabsiga la dhigay

0
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa xabsiga ku baryay xalay ka dib markii lagu eedeeyay in uu dhirbaaxay gabadh Soomaali ah oo ay baarlamaanka...

Ilhaan Cumar: Waxaan maqlay in Sacuudigu ay hubka Mareykanka u gudbiyaan Al-Qaacida

0
In muddo ahba waxaa soo baxayay warar ku saabsan in khilaaf xooggan uu ka dhaxeeyo Ilhaan Cumar iyo dowladda Sacuudi Carabiya, waxayna warbaahintu isla...

Maxamed Bin Salmaan walaashii oo lagu maxkamadaynayo Faransiiska

0
Waxa lagu dhawaaqay waqtiga la qaadi doono dacwada lagu soo oogay gabadha la dalatay dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiya Boqor Salman. Boqorad Hassa Bint Salman ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay