Home Wararka Page 835

Wararka

Farmaajo Midnimo Aan Ka Soconayn Ayey Kaga Dhegtay” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

0
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dawladda Somaliya aanay diyaar u ahayn wada hadalada Somaliland, isla markaana daacad ka ahayn inay labada dal isku garnaqsadaan.Xukuumadda Somaliland,...

Dilal Siyaabo Kala Duwan Uga Dhacay Muqdisho iyo Afgooye

0
Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen Oday dhaqameed siweyn looga garanaya degmada oo...

Wargeyska Foreign Policy : Muslimiin badan oo qaadacay Xajka Maxamed Bin Salmaan Awgiis iyo...

0
Inkasta oo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan uu isku dayayaa in uu wanaajiyo wajiga iyo fikradda laga heysto boqortooyada Sucuudiga, balse ma ahan arrin...

Xaaska amiirka Dubai oo ku dhuumanaysa London Nolasheeda danbena u baqaysa

0
Amiirad Haya bintu al-Xuseen oo ka mid ah xaasaska amiirka Dubai Sheekh Maxamed al-Maktuum, ayaa waxaa soo wajahay cabsi xooggan kadib markii ay kasoo...

Deg Deg War , Degmada Ceel Afwayn oo xalay Rasaas Laysku waydaarsaday

0
Rasaas xoog ku bilaabantay oo u dhaxaysa beelihii  hore ugu dagaalamay degmada Ceel Afweyn ayaa ka bilaantay degmadaasi. Sida uu sheegayo wariyaha Hadhwanaagnews ee gobolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Weftigiisii Oo Gaadhay Wadanka Guinea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini...

Dr Abiy : Illaa 7 jeer ayaa la isku dayay in la i afgambiyo

0
Ra'isul wasaaraha Itoobiya dr Abiy Axmed ayaa sheegay inta uu xilka hayey in marar badan la isku dayay in la afgambiyo balse shacabka ay...

Wararkii ugu danbeeyay