Home Wararka Page 834

Wararka

Xubno Ka Tirsan Xisbiga Amxaarada Oo Lagu Xidhay Itoobiya

0
Booliska Itoobiya ayaa xiray 56 qof oo xubno ka ah xisbiga siyaasadeed ee Amxaarada kadib afgambigii fashilmay ee la doonayey in lagula wareego awoooda gobolka,...

Dawlada Kenya oo daboolka ka qaaday kulan dhexmaray wasiirka arimaha dibada...

0
Dawlada Kenya ayaa ka hadashay kulan dhexmaray wasiirka arimaha dibada somaliland iyo xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha dibada Kenya.   Qoraal lagu baahiyey barta twitter-ka...

Wiilka Trump oo candhuuf lagu tufay

0
Eric Trump oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu candhuuf ku tufay qof shaqaale ah oo ka shaqeeya...

Deg Deg :- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiye Maxamed Sadiiq

0
Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey...

Ilhaan Cumar oo ka qeybgashay dabaaldegga dadka isku jinsiga ah ee isku taga

0
Ilhaan Cumar ayaa barteeda Twitter-ka ku daabacday iyadoo la damaashaadeysa dadka isku jinsiga ah ee isku taga oo sannadkasta bishan oo kale sameysta dabaaldegyo. Dalalka...

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Laalay Xaaladii Degdega Ahayd Ee Uu Ku Soo Rogay Deegaano...

0
WAREEGTO MADAXWEYNE: 25/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/WAG/WG/ CQS/081/4/224/ 234/037-332/062019, uu ku laalay xaaladii...

Wararkii ugu danbeeyay