Home Wararka Page 830

Wararka

Madaxwaynaha Dawlada Ajanabigu Illaaliyo e Xamar oo Dagaal Dublamaasiyadeed kusoo Qaaday Jamhuuriyada Somaliand

0
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa wali dedaal ugu jirta sidii ay hab dublamaasiyadeed ugu hor istaagi lahayd dhaqdhaqaaqyada ay somaliland ku raadinayso inay...

Shimbir ilmaheeda sigaar siinaysa oo sawir laga qaaday

0
Sawir qaade xayawaanka sawirro ka qaadda oo lagu magacaabo Karen Mason ayaa sawir la haleeshay shimbir nooca xeebaha ku nool ah oo gaandhada sigaarka...

Farmaajo Midnimo Aan Ka Soconayn Ayey Kaga Dhegtay” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

0
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dawladda Somaliya aanay diyaar u ahayn wada hadalada Somaliland, isla markaana daacad ka ahayn inay labada dal isku garnaqsadaan.Xukuumadda Somaliland,...

Dilal Siyaabo Kala Duwan Uga Dhacay Muqdisho iyo Afgooye

0
Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen Oday dhaqameed siweyn looga garanaya degmada oo...

Wargeyska Foreign Policy : Muslimiin badan oo qaadacay Xajka Maxamed Bin Salmaan Awgiis iyo...

0
Inkasta oo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan uu isku dayayaa in uu wanaajiyo wajiga iyo fikradda laga heysto boqortooyada Sucuudiga, balse ma ahan arrin...

Xaaska amiirka Dubai oo ku dhuumanaysa London Nolasheeda danbena u baqaysa

0
Amiirad Haya bintu al-Xuseen oo ka mid ah xaasaska amiirka Dubai Sheekh Maxamed al-Maktuum, ayaa waxaa soo wajahay cabsi xooggan kadib markii ay kasoo...

Deg Deg War , Degmada Ceel Afwayn oo xalay Rasaas Laysku waydaarsaday

0
Rasaas xoog ku bilaabantay oo u dhaxaysa beelihii  hore ugu dagaalamay degmada Ceel Afweyn ayaa ka bilaantay degmadaasi. Sida uu sheegayo wariyaha Hadhwanaagnews ee gobolka...

Wararkii ugu danbeeyay