Warbaahinta Caalamku Maxay Ka Tidhi Safarka Madaxweyne Muuse Ee Guinea
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa 24kii saacadood ee u dambeeyey qabsatay ciwaannada Warbaahinta caalamka oo si weyn u qaadaa dhigay dedaalka ay Somaliland ugu jirto qaddiyadeedda...
Dawlada Cuman oo 40 milyan oo doolar ku maalgalinaysa sibidhka berbera iyo shirkado labada...
Shiarkadaha SAOG iyo MSG Group ayaa si wada jir ah ugu heshiiyey inay soo saaraan sibidhka magaalada Berbera.
Sida lagu sheegay war qoraal ah oo...
Shirkadaha Koonteenarada oo Lacag Horleh Kordhinaya
Shirkadaha wakiilada u ah Marakiibta Koonteenarada qaada oo Kor dhinaya Lacagtii D,O,ga ee ee aay ka qaadi jireen calaa koonteenar,
Shirkadahan Koonteenarada Wakiilka u ah ...
Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta...
Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somalia ku sheegay inay xidhiidhka u jareen
Wasiir Mamadi toure...
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur Oo Si Adag Uga Hadley Somaliya Xidhiidhka Ugu Jartey Dalka Gino
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo hoggaamiya xisbiga wadajir ee Soomaaliya ayaa nasiib-darro ku tilmaamay go’aanka xukuumadda Federaalku xidhiidhka ugu jartay waddanka Gini. siyaasiga ayaa sheegay...






















