Home Wararka Page 827

Wararka

Lo,da Loo Dhoofiyo Cumaan oo Caqabad Horleh la Hor Dhigay iyo Cida Ka Danbaysa

0
Qaar ka tirsan Ganacsatada reer Somaliland ee Xoolaha u dhoofiya waddamada Carabta, ayaa caqabado hor leh waajahaya, ka dib markii ay culays iyo cadaadis xooggan...

Theresa May oo si kulul u cambaareysay madaxweyne Trump

0
Ra'isalwasaaraha Britain Theresa May ayaa cambaareysay hadalka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu haweenka ka tirsan aqalka Koongreska Mareykanaka oo aan ahayn caddaan uu ku...

Shirkada All Jaabiri Xoolaha ay u rarayso Jidah Sharcigee ku Dhoofinysaa, Ma jamhuuriyada Somaliland...

0
Shirkada carbeed ee ganacsade All Jaabiri Sharcigee Ku Dhoofinaysaa  Xoolaha Laga raro Dekada Berbera, Ganacsadahan carbeed ee Aljaabiri  Shirkadiisu waa mid  mudo badan ku dhex...

Ex Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Xayiraada Xoolaha, Fariin Muhiim Ahna U Soo...

0
Madaxweynihii hore ee dawlada soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xayiraada la saaray xoolihii ka dhoofay dekeda magaalada Berbera ee lagu xayiray Jidah. Ex Madaxweyne Xasan...

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Cambaareeyey Weerar Siyaasadeed Iyo Mid Dhaqaale Oo Ay Somaliya Ku...

0
Kal-fadhi aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, maanta yeesheen oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna...

Cali Khaliif Iyo Faysal Cali Waraabe War Cusub Ka Sheegay Xaalada Somaliland

0
Cali Khaliif Iyo Faysal Cali Waraabe War Cusub Ka Sheegay Xaalada Somaliland

Doon Kaluumaysi oo Nooceedu yahay Volva saarana yihiin shan badmaax oo...

0
oon Kaluumaysi Oo Habeen Hore Ubaxday Xeebta Bari Ee Berbera Oo Shan Badmaax Saaran Yihiin Ayaa Makiinadu Ka Xumaatay Oo Sabaynaysa   Labadii Maalmood...

Wararkii ugu danbeeyay