Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somalia ku sheegay inay xidhiidhka u jareen

0

Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somalia ku sheegay inay xidhiidhka u jareen

Wasiir Mamadi toure oo u waramayay Radio dalka Guinea ayaa ku tilmaamay wax lagu Qoslo go,aanka ka soo baxay Maamulka Somalia Anagu ma nihin la haystayaal Guinea waa Dal Xora Aduunka Wadan Walba waan la xidhiidhaynaa Cidna kama amar qaadaynayno

Somaliland waxan u aragnaa Dal madax banana intastoo wali aan la aqoonsan lkn waxan la samaynaynaa Xidhiidh fiican taasna wax aan qarinayno Maha Somalia anaga Waxba nagama dhexeyaan safaradna Kuma lihin Xidhiidhka ay shegayaan yagaa la waydiin Ciday Xidhiidh la leeyihin