Cod Sir ah o la iga duubay ayan ku waayay xilkii wasiir nimo,
Waxaa
maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada qabsaday cod sir ah oo laga
duubay wasiirkii hore ee warfaafinta Koonfur Galbeed, Ugaas Xassan Cabdi
oo aan...
M/weyne Muuse Biixi oo Magacaabay Komishan Cusub
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi
Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Komishankan oo ka kooban 7
xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Axmed Faarax Cadare.
Xubnaha kale...
Taiwan iyo Somaliland oo Aqalka Cad e maykanku uu ku amaanay xiriirka cusub...
Xafiiska
Aqalka Cad u qaabilsan arrimaha Amniga Qaranka ayaa ammaanay
galaangalka diblumaasiyadeed ee Tiawan ay ka bilowday Bariga Afrika gaar
ahaan "Somaliland."
"Waa
guul laga...
Qalinkii Abwaan Yusuf cabdirxman Jibril, Somaliland Kor bay u Socotay ,wadmada Caalamka Qaarkoodna ……..
Wadamada carabta wadankii koowaad muuqiisu wanaagayga mooyee wagar kama hayo ayuu dalka jamhuuriyada somaliland yidhiye dal u eekaha somaliya muxuu xintankiisu noqon balse...
Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Ee Taiwan Iyo China Oo Isweydaarsaday Hadalo Kulul Oo Salka Ku...
Wasaaradaha Arrimaha dibedda ee Shiinaha iyo Taiwan ayaa
iswaydaarsaday weerar iyo Weerar-celis dhinaca Warbaahinta ah oo salka
ku haya Iskaashiga dhex maray Somaliland iyo...
Raysal wasaraha dawlada Somaliya o shegay mudo kordhin dhibaatada ka iman karta,kuna dhawaaqay ………..
Xasan Cali Kheyre
Ra'iisul
Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka
hadlay waxyeellada ka dhalan karta muddo kororsi ay sameysato dowladda.
Khayre
oo maanta...
Illaalada Gaarka ah e Madaxwayne Uhuru Kenyata o laga mam nuucay jaadka o ay...
Dhammaan
kooxda ilaalada u ah madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa laga
mamnuucay inay cunaan jaadka, sida ay shaaciyeen saddexda wargeys ee ugu
waaweyn waddanka...
Maamulihii Mashruuca Berbera Corridor oo iscasilay+Bedelkiisa oo la magacaabay
Waxaa iscasilay maamulihii mashruuca Berbera Corridor dhawaan
madaxweyne Biixi u magacaabey Md Maxamuud Cabdi Maxamed (Dhuudhi), kadib
markii khilaaf soo kala dhex galay wasiirka...




















