Home Wararka Page 607

Wararka

17/7/20 waxay ku beegantay Xasuuqii 1989 Xeebta Jasiira e Maslax Siyaad bare ku Fuliyay...

0
17ka bishani waxa aynu xusaynaa xasuuqii xeebta Jasiira loogu gaystay dhamaan magacyada hoos ku qoran waxana aan shicibka,xukumadda iyo asxaabta qarankaba ku baraaru’jinaynaa in...

Washington Post.Wasiirkii Hore ee Daakhiliga Sacuudiga Maxamed bin Nayef oo wajahaya kiis halisa...

0
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa wada in uu salka u dhigo eedo la xiriira musuq-maasuq iyo daacad darro oo ka dhan ah...

Ra’isal wasaare Afrikan ah o geeriyooday kaddib markii uu la kulmay golahiisa wasiirrada

0
Ra’isal wasaarihii dalka Ivory Coast Amadou Gon Coulibaly ayaa geeriyooday kaddib markii uu xanuun ku soo booday isaga oo kulan la lahaa wasiirada xukuumadiisa. Da’diisu...

Gabadh Kenyan Somali ah o tar tan adag ugalaysa kursiga madaxa hay,ada ganacsiga aduunka

0
Kenya ayaa wasiirka ciyaaraha Aamina Maxamed u xulatay musharraxeeda uga qeyb geli doonto tartanka dalalka caalamka ay ugu jiraan madaxa Ha’yadda Ganacsiga ee Adduunka,...

Wada-hadalladii Jabuuti Uga Furmi Lahaa Guddiyada Farsamo Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baaqday

0
Waxa baaqday Shir Magaalada Jabuuti Toddobaadkan uga furi lahaa Guddiyadii farsamo ee loo xulay inay sii wadaan Waxyaabihii lagaga Wada-hadlay Shir-madaxeedkii Somaliland iyo Soomaaliya...

Abiy Axmed: “Intaan annagu nool nahay oggolaan meyno iney Itoobiya burbruto”

0
Ra'isal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed oo hortagay baarlamaanka dalkaasi ayaa ka jawaabay su'aalo ay weydiiyeen mudanayaasha baarlamaanka. Dr Abiy mar uu ka...

BBC Taiwan iyo Somaliland: Dowladda ay Somaliland xiriirka la yeelatay yaa aqoonsan, maxayse...

0
Todobaadkii hore Wasiirka arrimaha dibadda ee Taiwan ayaa sheegay in iyaga iyo Somaliland ay ku heshiiyeen in midba midka kale uu xafiis ka furto...

Wararkii ugu danbeeyay