Qalinkii Abwaan Yusuf cabdirxman Jibril, Somaliland Kor bay u Socotay ,wadmada Caalamka Qaarkoodna ……..

0

Wadamada carabta wadankii koowaad muuqiisu wanaagayga mooyee wagar kama hayo ayuu dalka jamhuuriyada somaliland yidhiye dal u eekaha somaliya muxuu xintankiisu noqon balse waxa iswaydiin mudan dalka ethiopia wuxuu ula shir iman reer soomaaliland weeyaan balse aan hoos u yara dhigayo falaqayntooda mudo gaabanaqoonsiga soomaaliland waxa uu siyaasigii ruug cadaaga ahaa ilaahay janatul fardawsa haka waraabiyee marxuun H’e Maxamed xaaji ibraahin cigaal waxa uu ka odhan jiray marka la waydiiyo laba kalmadood oo kala ahaa dawladnimada soomaaliya waxay ku xidhan tahay aqoonsiga dalka jamhuuriyada soomaaliland iyo aqoonsigu isagaa u iman doona dalka jamhuuriyada soomaaliland marka caalamku arkohorumarka uu ku talaabsaday midnimadiyo nabada dalka jamhuuriyada soomaaliland ku hana qaaday waxaanu ku sababeeyey in wadamada caalamku uu daneeyaan dalka la jaanqaadi kara horumarka ganacsi iyo xasiloonida dawladeed balse aan caalamku danayn magac aan horumar iyo dawladnimo ku lifaaqnayn sida dalka soomaaliya oo kale

taaso aan filaayo in dadka reer somaliland ay maanta dareensan yihiin intooda badani inta yaree ka dhawaaqa iyo qaylada dheer ee xaga siyaasada soomaaliya u janjeedha mooyee intaasina inay maanta isu caqli celin doonaan ayaan ka filayaa hadaan caqliga laga haysanintaa markaan ka imaado aqoonsi la’aanta dalka jamhuuriyada soomaaliland hadii 100% uu ka wanaagsan yahay aqoonsiga dalka soomaaliya waxa uu sheegayo ama uu taro ayaa aad uga yar sababta oo ah maanta dalka jamhuuriyada soomaaliland passporkeeda waxa lagu tagi karaa dalal badan oo aan passporka soomaaliya si shaqsiyan ah loogu safri karin toosoo ay maanta’na uu dalka imaaraadka carabtu ku soo biiray dalalka passporka soomaaliland si shaqsiyan ah loogu safri karo waxaana u sababay ilaahay ka sakaw dedaalka ay reer soomaaliland ugu jiraan qaranimada dalkooda , dawladnimada dalkooda , nabadaynta dalkooda iyo horumarinta dalkoodadedaalkaas oo ay ku kasbadeen in dalalka aduunyada maalinba maalinta ka dabaysa in dal aqoonsado dalkooda dalka reer soomaaliland waa dad aan dhag kaliya waxba ka maqal oo aan caqliga laga haysan waa dad wixii aan dalkooda dani ugu jirin si adag uga soo horjeesada waxa ay u arkaan in dalkooda ay dani ugu jirtana ka faa’iidaysta halka dadka reer

soomaaliya ay madaxwaynayaashoodu beenta ugu sheekaynayaan ee aanay iska qaban kari ama ku gacan saydhi kari tusaale waxa caalamka ugu filan labadii qudbadood ee ugu dabeeyey ee farmaajo jeediyey ee kala ahaa mushaharkii shaqaalaha iyo ciidamada inuu wada siiyeyoo mudo yar kadib beentiisii ku fashilantay ciidankii mushahar la’aanta umudaharaday iyo beentii uu ku sheegay madaxwaynaha dalka jamhuuriyada soomaaliland ogoladay midnimada balse mudo aad u yar hadana ku fashilantay marki u cadeyey madaxwaynaha dalka jamhuuriyada soomaaliland waxaanu sheegay in hadii koox magaca somaliland ku socoto ay u safarto dalka soomaaliya inay qaadan doonaa passporka dalka jamhuuriyada soomaaliland isla markaana dalka soomaaliya u fiisayn doono taasoo cadaynaysa inaan mooqifkiisa aan waxba iska badalin isla markaana cid ka reer soomaaliya ah oo ka dhiidhiidaybeentaa uu madaxwaynahoodu u sheegay ilaa hada lama hayo ama lama maqal halka reer soomaaliland aanay ahayn dad si fudud u aqbali kara waxyaabaha noocaas ah waxaanan ku tilmaami karaa sababta labada dal iyo labada dad kala horumarisay inay tahay sida ila tahay xaqiiqada dhabta ah ee sababta u ah inuu dalka jamhuuriyada soomaaliland dalal badan kalsoonidooda ku kasbado waxa uu dal ahaan qabsaday ee aan cid u qabatay iyo cid ka caawisay ama gacan ka siisay aanay jirin sida dalka soomaaliya looga caawiyey aqoonsiga ay maanta ku faanaan ee ay dal kaliya ku kasban kari waayeen kalsoonidiisa ilaa dalalka jaamacada carabta ku dhahoo.Wabilaahi watawfiiq.Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil