Xildhibaan Nacnac oo Eedo culculus ku hurgufay Shirkada Laydhka Sompower,Soona jeediyey in Dawladu la...
Xildhibaan Nacnac oo Eedo culculus ku hurgufay Shirkada Laydhka Sompower,Soona jeediyey in Dawladu la wareegto
Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay weerar is qarxin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho mid kalena waa uu ku dhaawacmay sida...
BBC Militariga gobolka Tigreega oo dhoolatus sameeyay
Militariga
gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u
kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda federaalka.
Ciidammada gaarka ah iyo miltariga ayaa...
Boqolaal qof oo ku sumoobay hilib ay maqaaxi ka cuneen
In
ka badan 800 qof ayaa ku sumoobay kaddib markii ay ka cunteeyeen
maqaaxi ku taalla duleedka caasimadda Urddun ee Cummaan, sida ay wararku
...
BBC Nin ‘nabinnimo sheegtay’ oo maxkamad dhexdeed lagu toogtay
Ninka
hubeysnaa ee dilka geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Khalid - mana
cadda sida ay ugu suurtagashay inuu hub la galo maxkamadda dhexdeeda
Nin
lagu...
Boqor Buur-madow Oo Sheegay In Wada-hadallo Uu Beeshiisa Ku Matalayo Uu Kula Jiro WADDANI...
Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka
Somaliland ayaa sheegay inuu Wada-hadallo uu beeshiisa ku matalayo kula
jiro Xisbiyada Mucaaradka ah...
Nirobi wargeyska Daily Nation, Dawladda Itoobiya Oo Ka Digtay In Masar Saldhig Milatari Ka...
Dawladda Itoobiya ayaa ka digtay in dalka Masar ay Somaliland ka samaysto saldhig milatari oo lagu waxyeelaynayo dalka Itoobiya.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dina...
Kim Jong-un oo sheegay in nukliyeerka dalkiisa uu difaac u yahay dagaal
Hogaamiyaha
kuuriyada waqooyi, Kim Jong-un ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in
dalkiisa uusan u bahnaan doonin in uu dagaal galo, wuxuuna tilmaamay in...






















