Dawlada Sucuudiga oo xafiis ka furanaysa Somalind, Imaaraadka oo xoojiyay xidhiidhka Somaliland Iyo Itoobiya...
Sida ay diblomaasiyiin u dhuun daloola arimaha geeska Africa iyo dalalka Carabtu ay u xaqiijiyeen shabakada Qarannews, waxa dhawaan ay dawlada Sucuudigu...
Iran oo weerartay wax loo ekeysiiyay markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka
Ciidamada
ilalaada kacaanka Iraan ayaa madaafiic ku weeraray wax loo ekeysiiyay
markabka qaada diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka.
Falkan ayaa ka dhacay marin biyoodka Xurmuus oo...
Ciidamada Puntland oo Dad Shacab ah ku laayey Garoowe
Ciidamao ka tirsan Puntland ayaa rasaas ku furay dad shacab ah, badhtamaha magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Ciidamada oo la sheegay in ay ka...
Ma taqaanaa dalka weli dadka madow loogu yeero addoon?
Waraaqehena
taxana ah ee ay qoreen weriyaasha Afrikaanka ah, waxaan toddobaadkan ku
soo qaadaneynaa qormada Zeinab Mohammed Salih oo ku saabsan midab
takoorka...
Ra’iisul wasaare hore oo lagu helay toddobo dembi
Ra’iisul
wasaarihii hore ee Malaysia, Najib Razak ayaa lagu helay dhammaan
toddobo dembi oo loo heystay, kuwaas oo la xiriira musuqmaasuq.
Najib
oo loo heystay...
Shirkada dayuuradaha Emirates oo Bushaaro & Balan-qaad aan abid la maqal ugu baaqday Macaamiisheeda...
Shirkadda dayuuradaha Emirates, oo laga leeyahay dalka
Imaaraadka Carabta, ayaa noqotay shirkadii ugu horreysay ee sheegtay
iney dabooleyso kharashka caafimaad ee ku baxayo rakaabka...





















