Home Wararka Page 548

Wararka

walac laa muujiyay ardyada waxkabaranaysay gobolka tigray jaamacadaha ku yaala

0
Qiyaastii 50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegayaa in ay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka socdaan dalka Ethiopia. Ardeydan ayaa qaarkood...

Madaxa Haayada WHO Oo Iska Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Dawlada Itoobiya.

0
Madaxa hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay eedeyn uga timid dhinaca dowladda Itoobiya...

Dawladda Itoobiya Oo La Sheegay Inay Soomaaliya Uga Soo Fasax-qaadanayso Saldhigyo Ay Ciidammadeeda Badda...

0
Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa rumaysan in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu u dammaanad qaadi karo in dalkiisu uu Saldhig Ciidammada...

Ciidamada dowladda Itoobiya oo la wareegay magaalooyiin muhiim ah

0
UNHCR ayaa sheegeysa in isu diyaariyaan qaabilaada qaxooti gaaraya 200,000 oo qof Hey'adaha gargarka ayaa ku baaqaya in sida ugu dhaqsiyaha badan si kumeelgaar ah...

Wasiir amar ku bixiyay arrin dad badan oo reer Uganda ah ay ka argagaxeen

0
Dibadbaxayaasha iyo Booliiska ayaa foodda isdaray Booliiska dalka Uganda ayaa xaq u leh inay toogtaan dibadbaxayaasha haddii "ay gaaraan heer rabshado ay ku kacaan", waxaa...

Xukuumadda Somaliland Oo Soomaaliya U Masaafurisay Lammaane Is Qaba Oo Lagu Eedeeyay Inay Diinta...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka masaafurisay lammaane is qaba, oo lagu eedeeyay inay dalka ku faafinayeen diinta Kiristaanka. Lammaanahan oo ay ciidamada Booliska Somaliland...

Imaaraadka Carabta oo xayiraad cusub ku soo rogay dalal ay Soomaaliya ku jirto

0
Dowladda IsuTaga Imaaraadka Carabta ayaa markale xayiraad cusub ku soo rogtay dalal ay ku jirto Soomaaliya, sida ay maanta warisay warbaahinta gudaha ee dalkaasi. Go’aankan...

Qalalaasaha Itoobiya: Saraakiil uu ka mid yahay Jen Gabre oo la amray in la...

0
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka ee waddankaas ay waaran soo qabasho ah u jareen 76 sarkaal oo ka tirsan...

Wararkii ugu danbeeyay