walac laa muujiyay ardyada waxkabaranaysay gobolka tigray jaamacadaha ku yaala

0

Qiyaastii 50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegayaa in ay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka socdaan dalka Ethiopia.

Ardeydan ayaa qaarkood waxa ay deeq waxbarasho ku dhiganayeen jaamacada Mekele ee caasimada gobolka Tigraay,

Mid Kamida Ehelada araday soomaali ah ayaa VOA u sheeay in mudo labo wiig ah aanay wax xidhiidh ah ka helin xaalada wiilkooda oo jamacad kaga jiray magaaalda mekele ee caasimada tiray, ninkan ayan muujiyay walaac badan oo haysta xaalada ardayda ajmania ah ee halkaasi wax ka baranayay,