Kulan Dhex maray Shirkadaha Shidalka siiya Marakiibta Bada taagan iyo Maareeyaha Dekadaha Somaliland
Kulan
dhexmaray Shirkadaha Shidaalka siin
jiray Maraakiibta iyo Maareeyaha Guud ee
Dekadaha Somaliland Siciid Xasann Cabdilaahi ayaa kusoo dhamaaday Is Afgarad ,
Xaaji Cawl Axmed Xusseen iyo Xaaji...
Shirkadihii yar yara ee siin jiray shidalka maraakiibta oo ka qayliyay shirkada ABC oo...
Berbera, Shirkadaha Yary yar ee soo koraya ee shidaalka siin jiray marakiibta ayaa ka qayliyay shirkada ABC oo qandarasa kusoo qaadtay in aay...
Xukuumada Muqdisho oo Eriday Safiirkii kenya
Dawladda
Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya, halka safiirka Kenya ee
Soomaaliyana lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.
Xoghayaha joogtada ah ee...
Madaxwaynaha Jubaland: Doorasho ma dhaceyso haddii aan Garbahaarey nalagu soo wareejinin
Madaxwaynaha
maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku eedeeyay
dowladda dhexe inay "afduubaneyso," doorashada soo socota.
Mr
Axmed ayaa sheegay in dowladda fedaraalka ee...
Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay In TPLF Doonayso Inay Addis Ababa La Yeelato Xidhiidh La...
Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa
sheegtay in Madaxda TPLF ay doonayso inay Addis Ababa la yeelato
xidhiidh la mid ah midka Muqdisho iyo Hargeysa oo...
Milatariga Itoobiya oo ku raadjooga hogaamiyayaashii TPLF
Dowladda
Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto
hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib markii ay dowladda
federaalka sheegtay inay la...






















