Siyaasaddii Jeegaantu Marbay Ahayd, Markiina Nin Keliya Ayay Anfacday, Oo Keligii Ku Guuray Oo...
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali Guray” oo kamid ah Siyaasiyiinta madaxa Banaan ee Somaliland ayaa ka Dareen Celiyay Hadal dhawaan Dr ...
24 Arday oo lagasoo bad baadiyay dagaalka waqooyia ethiopia, haraysana lagusoo dhaweeyay
Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo masuuliyiin kasocday wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa garoonka diyaaraha ee cigaal international airport kusoo dhaweeya 24arday oo...
Colaadda Tigray: Cabsi laga qabo dagaal jabhadeyn ah
Ururka
TPLF oo ku dhawaad 30 sano ka talinayay deegaanka Tigray ee Itoobiya
ayaa hadda u muuqda inuu isu diyaarinayo dagaal jabhadeyn ah oo...
Somaliland: Odoroska Miisaaniyad-sanadeedka 2021-ka Oo La Hor-geeyay Golaha Wasiirrada
Shirkii Golaha Wasiirrada ee JSL ayaa Maanta la horgeeyay Odoroska Miisaaniyad-saneedka 2021-ka. Shika Golaha Wasiirrada oo shir-guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa...
Madaxweyne Geelle Oo Shaki Geliyey In DP World Ay Maalgelinayso Berbera, Kana Walaacsan In...
Madaxweynaha dalka Jabuuti
IsmaaciilCumar Geelle ayaa sheegay in aanu illaa hadda maqal wax
sheegaya in shirkadda DP World ee Imaaraadka laga leeyahay ay maalgashi...
Abiy: “Waxaa bilowday wejigii u dambeeyay ee hawlgalka
Kumannaan qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen dagaalka Tigray
Ra'iisal
wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa shaaciyay inuu bilowday wejigii u
dambeeyay ee duulaanka ay...
Koonfur Afrika Oo Lagu Qabtay Shir Lagu Taageerayo Qadiyadda Somaliland
Waxa Magaalada Johnsburg ee Caasimadda dalka Koonfur Afrika ka socdo Shir lagaga hadlayo Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland.
Shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Xisbiyada Qaranka Koonfur...
Ruushka Oo Ku Baaqay In Deg-deg Dib Loogu Bilaabo Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya
Geeska) – Dawladda Ruushka ayaa markii
ugu horraysay ka hadashay Wada-hadalladii hakadku ku yimid ee u socday
Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.
War qoraal ah oo...






















