Home Wararka Page 1069

Wararka

Masuul Ka Tirsanaa Xukuumada Oo Is Casilaad Ugu Baaqay Wasiirka Ar

0
Agaasimihii is casilay ee wasaarada qorshaynta qaranka somaliland Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa ugu baaqay wasiirka arimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire inuu iska...

Jenaral Moorgan oo isku Sharaxay jagada madaxwayne Nimada Putland,waa maxayse Ujeedada ka danbaysaa

0
General Maxamed Siciid Moorgan oo dawladii hore Ee Soomaaliya ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre ka soo qabtay Xilal sare oo dhinaca ciidamada Ah...

Nin faransiis Ah oo Sadex Jeer Wajigiisa Bedelay, Qaliino Lagu sameeyay sanado Is Xiga

0
Qofkii ugu horreeyey dunida ee wajiga laga beddelo laba goor ayaa sheegay in uu fiican yahay, seddex bilood ka dib markii lagu sameeyey qalliin...

Boqor Buur Madow oo Hargaysa Kasoo Degay iyo Xukuumada oo Ku Guulaysan wayday xadhigiisa

0
Xukuumada somaliland ayaa ku guul daraystay isku day xadhig ah oo ay doonaysay inay ku xidho boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka...

Deg Deg, Imaaraadka carabta oo si rasmiya Uga Laalaabtay dawlada xamar iyo Xidhitanka Xeryahii...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la joojiyey hawlihii milateri iyo caafimaad ee Iimaaraadka carabtu ka wadeen Soomaaliya. Hawlaha la joojiyey waxaa ka...

Deg Deg,Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Markale Xal Lagula dagalamayo sicir Bararka Awaamiir Kusoo...

0
Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland isaga ka duulaya qodobka 133aad ee xeerka baanka dhexe Xeer Lr. 54/2012, isla markaana fulinaya waajibaadka ku xusan qodobka 4aad faqradiisa 4aad, qodobka 83aad, 74aad, 92aad, iyo 69aad faqradiisa 2aad ee xeerka...

Wararkii ugu danbeeyay