Ladagaalanka Musuq Maasuqa oo dalka Kenya oo la dar dar galiyay waxaan la Xidhay Ku Xigeeenkii Maxkamada sare ee Kenya,

0

Garsoore Philomena Mwilu oo ah ku-xigeenka maxkamadda sare ee Kenya ayaa xabsiga loo taxaabay xilli ay ku sugnayd mid kamid ah xafiisyada ay ka howlgasha ee ku yaalla maxkamadda ugu sarreyso dalka Kenya.

Philomena Mwilu ayaa loo haystaa eedeymo musuq maasuq.

Waxaa la geeyay saldhiga ciidammada dambi baarista ee Kenya halkaaso su’aalo lagu weeydinayo.