Madaxwayne Usaftay Xulka Qarankiisa Ciyaar Caalamiya.
Madaxweynaha Liberia George Weah ayaa ciyaar saaxiibtinimo oo caalami ah Talaadadii u saftay kooxdiisa qaranka - isagoo ay da'diisu tahay 51 sano.
Weah, oo ahaa...
Dibu Dhac Ku Yimid Sidii Eritrea Ugusoo Noqon lahay Golaha Ururka Igadh ee...
Waxaa dib u dhacay ku soo laabashada ay Eritrea ku soo laaban lahayd xubinnimadeedii urur goboleedka IGAD ee la filayey in ay maanta dhacdo,...
Siyaasiyiinta Somaliland Oo Si Dhaw Ula Socda Isbedalada Ka Socda Gobolka Iyo Aragtidooda Saamaynta...
Siyaasiyiinta Somaliland Oo Si Dhaw Ula Socda Isbedalada Ka Socda Gobolka Iyo Aragtidooda Saamaynta Ay Somaliland Ku Yeelan Karaan
Madaxda siyaasadeed ee Somaliland, ayaa...
Deg Deg Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamada qaranka Somaliland oo falag ahaa Iminkana Dib Usoo...
Sarkaal Jamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland dhowaana ku biiray jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Caarre ayaa soo gaadhey degmada KULMIYE oo...
USA: Cunaqabateyn la Saarayo Cidda Faragalisa Doorashada
Dalka Maraykanka ayaa rajeynayna in hanjabaad uu dhawaan soo saaray taas oo digniin cunaqabateyn ah uu dirtay dadka, shirkadaha, iyo dalalka isku daya inay...
Hargaysa[ Biyo Guure News]Hoteel Casri ah oo Diyaaradi Lagu Cunteeyaa kamid tahay Hoolashiisa
Weligaa ma ku fekertay in dayaarad weyn oo nooca rakaabka ah, laakinse dhaqan-ka-bax ah laga dhigi karo makhaayad cunto wanaagsan leh?
Fikradaas waxaa magaalada Hargaysa...
Caqabadaha Ku Gedaaman Doorasho Ka Dhacda Somaliland Bisha March 2019
Warbixin
Hargeisa, Somaliland
Soo Saare
Xafiiska la Socodka Arimaha Doorashooyinka
Election Monitoring Office (EMO)
Xarunta Darasaadka Siyaasada
Centre for Policy Analysis
CPA
Contact Information:
centerforpolicy.ed@gmail.com
http://www.centerforpolicy.net/
September 11, 2018
HORDHAC
Bisha March 27, 2019 waa maalinta...







![Hargaysa[ Biyo Guure News]Hoteel Casri ah oo Diyaaradi Lagu Cunteeyaa kamid tahay Hoolashiisa](https://biyoguurenews.com/wp-content/uploads/2018/09/diy2.jpg)













