DEG DEG, Madaxwayne Muuse Biixi oo Digreeto Dib Ugsoo Celiyay Laabkii Shidaalka ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-201/092018, uu maanta ka soo saaray la-wareegidda shaybaadka shidaalka Haamaha Berbera.
Wareegto Madaxweyne
La-wareegidda...
Eedaymo horleh oo loo soo jeediyay nin uu Trump magacaabay
Waxaa soo baxday haweenay labaad oo eedaymo tacaddiyo galmo la xiriira u soo jeedisay Brett Kavanaugh oo madaxweyne Donald Trump uu u magacaabay maxkamadda...
DAAWO:-“Arinta Cabdi Wali Gaas Badhan Ku Yimid Waxa ay Ku Dhacday Sirdoonka Qaranka Somaliland...
DAAWO:-"Arinta Cabdi Wali Gaas Badhan Ku Yimid Waxa ay Ku Dhacday Sirdoonka Qaranka Somaliland Oo Jilicsan....Aadan Cilmi Dhoolayare
Markii Kowaad oo Caasimada Somaliland Laga Xuso sanadguuradii 88aad ee dhalashadii boqortooyada sacuudiga
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil,iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa, ka Qeyb galey Munaasibad Balaadhan oo ay Soo agaasimeen Jaaliyadda...
Shirkaduhu haddii aany dhiirrigelin sharciga, dantooda u arag, danta macaamiisha u arag, danta shaqaalaha...
Maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil ayaa sheegay in Dahabshiil, eDahab iyo Somtel ay diyaar u yihiin fulinta iyo meel-marinta sharci kasta oo ku yimaadda...
HARGAYSA [Biyoguure News] Dawlada Boqotooyada Sucuudiga oo Indhaha Ku haya Somaliland waxay Doonayan Inay...
Dawladda Sucuudigu oo go’aansatay inay Somaliland ka taageerto laba dhinac oo kala ah arrimaha horumarka iyo arrimaha ammaanka waxaanu xidhiidhka uu Sucuudigu doonayo inuu...
Hay’adda ICG oo sheegtay in dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ee Kenya iyo Uganda uu soo...
Shan sano ka hor, bishii Siteembar 2013, afar ka mid ah mintidiinta Al Shabaab ayaa gudaha u galay xarunta laga dukaamaysto ee Westgate ee...









![HARGAYSA [Biyoguure News] Dawlada Boqotooyada Sucuudiga oo Indhaha Ku haya Somaliland waxay Doonayan Inay Qabtaan](https://biyoguurenews.com/wp-content/uploads/2018/09/soma.jpg)











