Deg Deg, Budhacad Badeed Si layaable u Afduubtay Markab Wayn

0

Kooxo Budhcad badeed ah oo udhashay Dalka Nigeria ayaa afduubay markab ay saarnaayeen dad gaadhaaya ilaa 12 qof oo shaqaale ah .

markabkan ayaa ku jiray biyaha Badda dalka Nigeria , isaga oo u dhexeeyey dekeddaha Lagos iyo Port Harcourt, waxaana markabkani laga lahaa Dalka Switzerland .

Markabkan ayaa siday Qamandi, iyada oo ay saarnaayeen 12 shaqaale ah, laakiin Warku ma sheegin dhalashooyinkooda shaqaalaha markabka saarnaa.