Home Wararka Page 1015

Wararka

Waligaa ma maqashay geesiyaal Soomaaliyeed ee ka qayb galay dagaalkii 1aad ee dunida

0
Xili toddobaadkan la xusayay 100 sano guuradii ka soo wareegtay dagaalkii koowaad ee adduunka ayaa waxaa xaflad lagu xusayo arrintaasi lagu qabtay waqooyiga magaalada...

Madaxwayne Geelaha jabuuti oo ku Dhakafaaray Dawladii xamar ee uu tacabka galiyay Siday cadwgiisii...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo xukuumadiisa, ayaa u qaadan la’ sida ay dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uga hoos dustay islamarkaana...

gudoomiyaha xuquuqul insaanka somaliland oo isha ku haya wax ka bdedelka xeerka booliiska somaliland...

0
Gudoomiyaha xarunta xuquuqal Iinsaanka somaliland Guuleed Axmed Jaamac ayaa soo bandhigay qodobo wax ka badal lagu sameeyey oo ku jira xeerka Booliska oo maanta...

BBC Magaalada Mooyaale oo ku taal xadka u dhexeeya ethiopia iyo kenya oo dagaalo...

0
Ugu yaraan 7 qof ayaa inta la og yahay ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Mooyaale ee ku taalla xudduudda Kenya iyo Itoobiya. Ilo ay...

Magacayga waxaan u Bedelay Sababo Adag xataa Xijaabkii ayan Tuuray, gabadh Soomaali ah

0
Sebtember waxay ahayd arrin aan sahlanayn adigoo waliba lagu yiraahdo magaca Ubax Maxamed. “Tijaabo ahaan, Ayaan u baddalay magacaygii isla markiina waxaan helay shaqo ah...

Yuhuuda oo Cirka Ka Weerartay Marinka Qasa ee xamaas haysato halka Ururka Xamaas 300...

0
Rabshado iyo dhacyo ayaa mar kale ka dhex qarxay Israa'iil iyo mintidiin Falastiiniyiin ah magaalada Qaza. Iksu dhacyada ayaa imanaya maalin uun ka dib markii...

Wararkii ugu danbeeyay