Daawo Muuqalka”Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Maxuu Ka Yidhi Isbedelada Geeska Ka Curtey Iyo Siyaasada...
Saxafi Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa waxaa uu ka Hadley isbedelada gobalka Geeska Africa ka curtey waxaana uu Somaliland u soo jeediyey inay iska dhaafto...
Hoggaamiyeyaasha EU oo heshiis ka gaaray ka bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub
Heshiiska ka bixitaanka Midowga Yurub ee Ingiriiska waxaa ansixiyay hoggaamiyeyaasha reer Yurub, sida uu shaaca ka qaaday madaxweynaha Midowga Yurub Donald Tusk.
Hoggaamiyeyaashan oo gaarayay...
In ka badan 30 sano ayuu dal ka talinayay balse hadda socodka ayaa dhib...
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe, Robert Mugabe oo 94 jir ah ayaa lagu soo warramaya inuu socodka dhibayo kaddib markii uu xanuunsaday, sida uu...
Nin ciyaaryahan ah ayaa naanaystiisa waxa ay argagax ku abuurtay shaqaalaha diyaarad uu ku...
Nin ciyaaryahan ah ayaa naanaystiisa waxa ay argagax ku abuurtay shaqaalaha diyaarad uu ku safrayay ka dib markii mid ka mid ah gabdhaha ka...
Madaxwayne Muuse oo gaadhay caasimada gobolka sool kadibna uga gudbay tukaraq
Madaxweynaha Somaliland Mudfane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.
Reer Laacaanood ayaa...
Deg Deg, Safiirkii Etiopia u fadhiyay casimada hargaysa oo Been Abuur ku tilmaamay Wararka...
Brig Gen Berhe Tesfay ayaa shaaca ka qaaday inay yihiin cadow kuwa doonaya inay xumaan kala dhexdhigaan xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana caddeeyey...






















