Madaxwayne Muuse oo gaadhay caasimada gobolka sool kadibna uga gudbay tukaraq

0

Madaxweynaha Somaliland Mudfane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa ay goor dhaweyd gaadheen magaalada Laacaanood ee xarunta Gobalka Sool.

 

Reer Laacaanood ayaa madaxweynaha u Sameweeyey Soo dhaweyn isaga oo madaxweynuhu uu shacabka kula hadley fagaaraha Madaxtooyada Laascaanood .

Madaxweyne Biixi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa u kici timay dhinaca jiida hore  ciidamada qaranka Somaliland ee Tuko raq .