Home Faallooyin Page 137

Faallooyin

Dhamaadka Muranka, Bilowga Isku Shaandhaynta Xukuumadda, Mushkiladda Kulmiye Iyo March 2017

0
'   Hargeysa(BGN)-Iyadoo Maxkamadda Sare shalay soo saartay go,aan xallaaleeyay mudda kordhintii guurtida, isla markaana ay mudaysay maalinta doorashada, ayaa durba waxa soo baxaya xoggo tibaaxaya...

Waa loo kordhiyee – Yaa loo kordhidhiyey ? Mase u qalantaa in loo kordhiyo?...

0
'   Waxaa aqoonyahanka iyo wax garadka JSL ay isku wada raaceen in waxyaabihii  ay xukuumadani ummadda uqabatey ay ka  culus yihiin dhibaatooyinkii ay gaadhsiisey iyo diiftii, dil-dilaacii,...

Faallo Berbera: Hirdanka Labada Maareeye oo Midkood Siyaasadda Raad-baradku Yahay Cabdicasiis Bashiir Nor

0
'   Berberi waa magaalo xeebeed il-dhaqaale u ah, shacabka reer Somaliland waa goob intaa badan ay eegayaan Indhaha Shacabku waxa’se ka jiraa Hirdan u dhexeeya...

Kooxda cali galya waxy kasoo Duushay xamar Laakiin waanu ka Hortagnay baladay maleegayeen,Buuhood,lana Waa...

0
Hargaysa(BGN):Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle isagoo ka jawaabahay...

AKHRI OO DAAWO- 17 Qof Oo Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Xero Qaxoonti Oo...

0
Wakaaladaha Wararka-(BGN)- Ugu yaraan 15 qof oo Lix ka mid ahi ay sakar yihiin ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen rabshado gacan...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Diyaarinta Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka oo ka kooban 12 wasiir....

0
Hargaysa(BGN) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay gudida diyaarinta Siyaasada Dib u habaynta dhulka, waxaa sidaasna lagu sheegay war-saxaafadeed  ka...

Xildhibaan Mataan Al-Humaami Oo Baaq U Diray Xukuumada Iyo Warbaahinta, Iftiimiyayna In Magaca Puntland,...

0
Hargeysa-(BGN)- Xildhibaan Mataan Muxumad Hoori, oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, kana mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay