Home Faallooyin Page 114

Faallooyin

berberatoday.com Muse Biixow Dabaasha Siyaasadda Hadii Aad Taqaano Mowjahan ka Dabaalo‏

0
'   Muse Biixow Dabaasha Siyaasadda Hadii Aad Taqaano Mowjadahan ka Dabaalo. Musow waxa aad dhabaha u xaadhatey oo aad dadaal badan u soo martey dariiq aad...

Qiso Ku Saabsan Dhibaatada Laga Dhaxlo Maandooriyaha W/Q,Ahmed-Lababaale

0
nintaaajira  ayuu wuxuu ka ganacsan jiray maandooriyaha ama daroogada ,,  ninkan taajirka ah  waxa macmiil u ahaa  nin isagu isticmaali jiray  irbada maandoriyaha  lacag...

Waa loo hanwaynaa,waase lagu hugoobay W/Q.Maxamed yaasiin maxamed‏

0
'   way cadahay in xukuumada wakhtigeedii ku ekaa 27.07.2015,waana dhab wax kastoo jiray inaan la burburinayn,ee xal sharci ah loo haybinayo;waana markhaati madoon in xisbiyada...

Madaxweyne Siilaanyo Allahayoow Hal Ma Seegay

0
'   11-kii  bishii June waxa dalka ku soo guryo noqday Madaxdweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo in muddo ah dalka dibada kaga maqnaa. Madaarka...

QABYO 1AAD: MUCAARAD IYO MUXAAFUDBA WAXA KU WAAJIB IN LA HELO DOORASHADDA KA HOR...

0
QABYO 1AAD: MUCAARAD IYO MUXAAFUDBA WAXA KU WAAJIB IN LA HELO DOORASHADDA KA HOR XEERKA DOORASHADDA WAKIILADDA OO XAQ AH(ONE MAN ONE VOTE) IYO DIWAAN-GALIN XALAALA. Waxaan runtii...

Fadeexada Qaawan ee uu inoo Qeexaayo Liiskan Hoose ee Qandaraas Bixinta Xukuumada Siilaanyo, Waxay...

0
Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanta dalka haleeshay waxay isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii ka dibna waxaa dhinac uciirey oo weecsin iyo beegsin...

Kuwa Leh Wadani Reer Baa U Badan Ha Arkaan Hagbada Kulmiye

0
Salaanta islaamka ka dib waxaan halkan uga mahad celinayaa shaqaalaha website'kan maalmahanba waxaa suuqa ku jirtay in ay ka baxayaan shakhsiyaada dhawr ah xisbiga wadani...

Xisbi Ka Bax Midkale Ku Biir Waxay La Midtahay Geel Ka Tag Midkale Raac,Waxad...

0
waayo hore waxa jiri jiray dad caydh ahaa.waagaas ma jirin magaalo iyo meel kale oo uu shaqo qofku ka raadsado aan ahayn inuu geel...

Booba Yaa Wadanii Booba Yaa Wadanii

0
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.              S.C.W.R.W.B   Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa, Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda.     1-BOQOLAAL BANGALOIYO,BUUBUURTA DHAADHEER,    BAANANKUNA CAMIRAYIIN,KA BAKHTIYAYA YEELKII,    BAAD...

Qadhaankii Dekeda Lughaya Loo Ururshay Xaguu Ku Dambeeya? By Maxamed Jeex –

0
Waxaan ka aamusnaa mudo ee xageebuu ku dambeeyay qadhaankii lacageed ee loo soo ururshay dekeda lughaya ma waxaa cunay dadkii hayay mise weli waa...

Wararkii ugu danbeeyay