The Somaliland Minister of Foreign Affairs and International Cooperation is attending the Conservative Party Conference 2022 in Birmingham, UK.

0
he Somaliland Minister of Foreign Affairs and International Cooperation is attending the Conservative Party Conference 2022 in Birmingham, UK.
The Minister has delivered a speech about Somaliland’s case for “self determination” as part of a panel discussion called “Somaliland – An African Success Story”.
**
Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka qayb galaya shirweynaha xisbiga Conservative ka ee 2022 ee ka dhacaya magaalada Birmingham ee dalka UK.
Wasiirka ayaa khudbad uu kaga hadlay qadiyada Somaliland ka jeediyay dood cilmiyeed loogu magac daray “Somaliland – An African Success Story”.
Waxa habeenki xallay ahaa Xaflad isugu jirta munaasibad iyo Sagootin aan ugu Qabanay isduwuhii Hore Ee wasarada Horumarinta Caafimadka gobolka Saxil Dr bashiir Diiriye Jaamac oo ahaa masuul Hawl Kar ah Isla Markaana Ahaa Qof lahaa isku Wad Bulsho Bashiir waxan Marag ka ahaa Mudadii 6 sano ahayd ee Ay naga Dhaxaysay Shaqadu Inuu Ahaa Masuul Ku Adkaa Shaqada oo ka hormarin jiray waxkasta sidi loo Qaban lahaa Shaqada Horumarinta caafimadka Gobolka
Sidoo kalle waxan Qiraya Inuu Ahaa Qof Naxariis Badan Oo Ka Warhaya Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan kuwaso Ay Kow Ka Ahaayen kuwoda Jillicsan .
Tusaale waxa Innogu Fillan Shaqaalahii Caafimadka Haday tahay Xaruumaha Caafimadka Ee Hooyada iyo Dhalaanka(MCH) Iyo shaqaale weynha Hospitalka weyn ee degmada berbera Oo Dhamantood Uwada Sameeyay Sagootin waxay Muujinaysa Kaalintu Shaqallaha ka Taagna
Sidoo kalle Waxa Iyaguna Munaasibad Usameeyey Teamki sports ka ee Wasaarada Horumarinta caafimadka ee Uu isagu Aas Aaskeda lahaa Ee Caafi Football club.
Guntii iyo Gunaanadkii Waxan Ku Leenahay walal Meelkasta Oo Aad Tagto Waxad Tahay Shikhsi Kasoo Muuqan Doona Haday Tahay Aqoon, Waay-Aragnimo shaqo, Dad la Dhaqan
Waxan Ilahay kaga rajeynaya Mustaqbal Wanagsan if iyo Aakhiraba