Shirkada DP World Ayaa Shaacisay 23 boos oo cusub noqon-doono (GROW Program

0

Shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World ayaa xaysiisay shaqaale cusub oo ay qaadan-doonto kuwaasi oo qayb ka ah shaqo-abuurka bulshada Somaliland, waxay shaacisay  23 boos oo kala duwan kuwaasi oo dekeda Berbera ka hawlgeli-doona

 

 

.