Deg Deg, Madaxwayne Biixi oo sameeyay Xilka qaadis iyo Magacaabis

0

Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;

Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Guyrxan

Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo.

Maareeeyaha Madbacadda Qaranka wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage.

Guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe. Waxaa xilkii laga qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka