Dood Kulul Isbedelada Geeska Africa Laga Filan Karo Sanadka 2019 Iyo Xaalka Wada Hadalada Somaliland & Somaliya

0

Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay   Qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka 2019 iyo isbedeladii 2018 dhacay

Sidoo kale Dood ayaa waxaa lagaga gadlayey qadiyada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya  waxaana  doodan ka qeyb galaay saddex Masuul oo kala ah  Maxamed  Hussen Jaamac Raamboo Gudoomiyaha Xarunta Daraasaadka   iyo Falaqeynta siyasada  ee CPA , Cabdirashiid   Khaliif Xaashi Agaasimaha Macadka Iyo Axmed Wali Sh Cumar Good oo ka faalooda  arimaha Geeska Africa