Agaasimihii Hore Madaxtooyada Somaliland ee dhawanta madaxwayne Biixi u magacabay xilka cusub ooo is casishay ,maxaase sababay

0

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Xaaji Gayedh oo dhawaan xilkaasi ka qaadey Madaxweyne Madaxweyne Muuse Biixi isla markaana uu u magacaabey gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda dhawrista Tayada ayaa goor dhaweyd shaacisay in aaney xilkaasi qaban kareyn oo iskacasishay.

Marwo Khadra Xaaji Geydh ayaa sheegtay in ay hawlaheeda gaarka ah qabsan doonto isla markaana ay u mahad celineyso Madaxweyne Muuse Biixi xilkaasina aanay marnaba qabanayn.

Image result for khadra xaaji gaydh